Wararka naga soo gaaraya Xarunta Madaxtooyada ayaa sheegay in Kulankii u dhaxeeyey Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada waxaana lagu heshiiyay ajandayaasha looga hadlayo, iyadoo shirkan uu maanta galay maalintiisii labaad.
Ajandaha looga hadlayo shirka oo ka kooban Shan qodob ayaa la soo bandhigay kuwaa oo kale ah Siyaasadda, Amniga, Hanaanka Federaalka, dib u eegista dastuurka iyo Doorashooyinka.
Kulanka waxaa  looga hadlay qodobada hoos ku qoran:
SomaliSwiss   Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.