Afhayeenka Golaha Shacabka oo magaalada Khartuum kula kulmay dhiggiisa dalka Sudan.

Afhayeen BaarlamaankaWafdigii uu hogaaaminayey Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari o booqasho ku jooga dalka Suudaan ayaa maanta magaaladda Khartuum ee xarunta dalka Sudaan kulan kula qaatay gudoomiyaha Baarlamaanka ee dalka Suudaan. Continue reading

Dowladda federaalka iyo maamul gobolleedyada oo ku heshiiyay Ajandaha shirka.

 

Shirka dowlada Dhexe iyo D. GoboleedkaWararka naga soo gaaraya Xarunta Madaxtooyada ayaa sheegay in Kulankii u dhaxeeyey Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada waxaana lagu heshiiyay ajandayaasha looga hadlayo, iyadoo shirkan uu maanta galay maalintiisii labaad. Continue reading

Xilal ka qaadis lagu sameeyay Taliyaha Booliiska iyo Agaasimaha Nabad-Sugida Qaranka.

saacid iyo sambaloosheShir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar) ayaa looga hadlay arrimaha amniga iyo gaar ahaan qaraxii shalay ay kooxaha argagaxisadu ka fuliyeen Hotel Nasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Madaxweynaha Dowladda Somalia oo maanta daah furay shirka dowladda federaalka iyo madaxda dowlad gobolleedyada.

Shirka dowlada Dhexe iyo D. GoboleedkaMadaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah Xarunta Madaxtooyada uga furay shirka wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada. Continue reading

%d bloggers like this: