Magaalada Muqdisho oo maanta ka furmay Shirka Wadatashiga Warbaahinta Qaranka.

Shirka WarbaahintaWaxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho shir ay ka qeybgalayeen dhamaan wasiirada warfaafinta dowlad gobolleedyada dalka ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska dowladda federaalka. Continue reading

Kulankii Baarlamannada Dalalka Carbeed oo ka Furmay magaalada Khartuum ee dalka Suudaan.

 Guddoomiye JawaariWaxaa maanta si rasmi ah u furay Shirkii Gudoomiyeyaasha Baarlamannada dalalka Carbeed, kaas oo  daafuray Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-bashiir, waxaa ka qeybgalay oo uu ka mid yahay gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Mudane Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari, iyo mudneyaal ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ee xubnaha ka ah Baarlamanka carabta. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Dalku muddo 10 sano ka badan uu ku jiray dagaal…..

Formaajo.jpg11Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay shirka dowladda federaalka iyo madaxda dowlad gobolleedayda ayaa si gaar ah khubadiisa diirada ugu saaray xaalada dalka iyo qorshaha dowladda ee la xiriira dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab. Continue reading

Afhayeenka Golaha Shacabka oo magaalada Khartuum kula kulmay dhiggiisa dalka Sudan.

Afhayeen BaarlamaankaWafdigii uu hogaaaminayey Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari o booqasho ku jooga dalka Suudaan ayaa maanta magaaladda Khartuum ee xarunta dalka Sudaan kulan kula qaatay gudoomiyaha Baarlamaanka ee dalka Suudaan. Continue reading

Dowladda federaalka iyo maamul gobolleedyada oo ku heshiiyay Ajandaha shirka.

 

Shirka dowlada Dhexe iyo D. GoboleedkaWararka naga soo gaaraya Xarunta Madaxtooyada ayaa sheegay in Kulankii u dhaxeeyey Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada waxaana lagu heshiiyay ajandayaasha looga hadlayo, iyadoo shirkan uu maanta galay maalintiisii labaad. Continue reading

Xilal ka qaadis lagu sameeyay Taliyaha Booliiska iyo Agaasimaha Nabad-Sugida Qaranka.

saacid iyo sambaloosheShir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar) ayaa looga hadlay arrimaha amniga iyo gaar ahaan qaraxii shalay ay kooxaha argagaxisadu ka fuliyeen Hotel Nasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Madaxweynaha Dowladda Somalia oo maanta daah furay shirka dowladda federaalka iyo madaxda dowlad gobolleedyada.

Shirka dowlada Dhexe iyo D. GoboleedkaMadaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah Xarunta Madaxtooyada uga furay shirka wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada. Continue reading

Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya oo sheegay in uu dib u dhacay shirkii Dowladda Federaalka iyo Maamulada Dalka.

Wasiir JuxaWasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Mudane Juxa ayaa xaqiijiyay in uu dib u dhacay shirkii maanta lagu madalsanaa in uu ka dhaco magaalada Muqdisho kaas oo u dhaxeeyay dowaladda Soomaaliya iyo maamullada hoos imaada.

Continue reading

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo maanta dib ku soo laabtay Dalka.

Kheyre.jpg9Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre iyo wefdi uu hogaaminayey oo maalmahaan ku sugnaa dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka. Continue reading

Qarax xooggan oo qorax-dhacii maanta ka dhacay Hotelka Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho.

Qarax NaasahabloodQaraxyo is xig xigay ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana qaraxa hore uu ka dhacay Hotelka Naasa Hablood 2 ee degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho.  Continue reading

Wasiirka Amniga Somalia oo Caasamadda dalka Turkiga ee Ankara kula kulmay Wasiirka Arimaha Gudaha Turkiga.

Wasiir IslawWasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow ayaa magaalada Ankara kula kulmay Wasiirka Arimaha gudaha Dowladda Turkiga Suleyman Soylu. Continue reading

Ra`iisul-wasaare Kheyre oo maanta la kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga.

Kheyre Turkiya.jpg2Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku sugan dalka Turkiga ayaa la kulmay Madaxweynaha dalkaasi Rajib dayid Erdogan. Continue reading

Shirkii Caadiga ahaa ee Golaha Xukuumada oo looga hadlay Qaraxii 14kii Oktoobar.

20171026636446017831805887sasaa-640x418Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar). Continue reading

Ra’iisal wasaare Kheyre oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

20171026636446160997002111yildirimRa’iisul wasaaraha  Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa maanta la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Turkiga Binali Yildrim. Continue reading

Madaxweyne farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay.

Formaajo oo ku soo laabtay dalka.jpg1Madaxweynaha Federaalka dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar qaatay saddex cisho oo uu ku tagay dalalka deriska ee Cidiamada ka jooga Soomaaliya. Continue reading

Ciidamada Amisom oo dad ku dilay Lafoole iyo Ceelasha Biyaha.

Wararka ka imaanaya deegaanka Lafoole ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan AMISOM ay dad rayid ah ku laayeen deegaankaas, kaddib markii qarax lala eegtay kolonyo ay la socdeen oo ku safrayay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye. Continue reading

Waxaa isasoo tarayey dhaleecaynta iyo tacsida ay dirayaan hogaamiyayaal badan oo caalamka ah.

Kadib masiibadii xooganayd ee uu geystay qaraxii waxshinimada ahaa ee ay kooxaha argagixisadu kuqaadeen Magaalada Mogadishu Waxaa isasootarayey dhaleecaynta iyo tacsida ay dirayaan hogaamiyayaal badan oo caalamka ah. Continue reading

%d bloggers like this: