Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa maamul cusub u magacaabay gobolka Hiiraan.

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladd goboleedka Hirshabelle, mudane Cali C/laahi Cosoble ayaa lagu magacaabay maamulka gobolka Hiiraan. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Hirshabeelle  ayaa lagu sheegay in xilka laga qaaday Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Dhinaca Amniga Axmed Inji iyo xubno kale oo ka mid ah maamulka gobolka Hiiraan.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Hirshabeelle  ayaa lagu sheegay in xilka laga qaaday Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Dhinaca Amniga Axmed Inji iyo xubno kale oo ka mid ah maamulka gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa loo magacaabay Cumar Aadan Ibraahim oo loo yaqaan Cumar Baadiyow oo hore xilal uga soo qabtay maamulka gobolka Hiiraan.

Halkaan ka akhriso magacyada mas’uuliyiinta cusub iyo kuwii lagu bedeley.

%d bloggers like this: