Posted on June 10, 2017 by SomaliSwiss
The number of dead from an attack on a military base in Somalia’s semi-autonomous Puntland region has risen to 59 from an earlier reported 38, a military officer said on Saturday.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Number of dead in al Shabaab attack in Somalia’s Puntland rises to 59 – officer.
Posted on June 10, 2017 by SomaliSwiss
Akadeemiyadda Culuumta baddda iyo qawaaniinta caalamiga ah ee Khaliif Macow Xasan ayaa hoos timaada hey’adda cilmi baarista badaha Soomaaliyeed, waxaa dhigta arday boqol ku dhow oo barta cilmiga badda iyo shuruucda caalamka ee badaha ku saabsan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Faarax Qare oo sheegay in ay yar yihiin dadka Soomaaliyeed ee aqoonta u leh cilmiga badda.
Posted on June 10, 2017 by SomaliSwiss
Somalia Statement on the diplomatic row between Arab countries. The Federal Republic of Somalia is deeply concerned about the diplomatic row between the brotherly Arab countries. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Somalia Statement on the diplomatic row between Arab countries.
Posted on June 10, 2017 by SomaliSwiss
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladd goboleedka Hirshabelle, mudane Cali C/laahi Cosoble ayaa lagu magacaabay maamulka gobolka Hiiraan. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Hirshabeelle  ayaa lagu sheegay in xilka laga qaaday Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Dhinaca Amniga Axmed Inji iyo xubno kale oo ka mid ah maamulka gobolka Hiiraan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa maamul cusub u magacaabay gobolka Hiiraan.
Posted on June 10, 2017 by SomaliSwiss
Taliyaha ciidamadda xoogga Dalka Soomaaliya oo ka hadlayey Shir Jaraa’id oo ay xalay wada qabteen taliyayaasha ciidamadda iyo Wasiirka Amniga ayaa Fariin adag u diray ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo digniin u jeediyey Ciidamadda Xoogga Dalka.
You must be logged in to post a comment.