Advertisements

Madaxweyne Farmaajo “Waan ka daba tageynaa meel walboo ay galaan, waana ka guuleysanaynaa argagixisada”.

Muqdisho, 08 June 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay weerarkii bahalnimada ahaa ee ay kooxda argagaixisada ah e Al shabaab ay ku qaadeen xarun ay ciidamada Daraawiishta Puntland ay ku leeyihiin Af-Urur oo ka tirsan Degmada Gal-gala ee Gobolka Bari. Continue reading

Advertisements
%d bloggers like this: