Wafdigii uu hoggaaminayey Madaxweyne Farmaajo oo galabta u ambabaxay dalka Qadar.

Madaxweyne Formaayo oo dhoofayWafdigii uu hoggaaminayey Madaxweyne Farmaajo ayaa galabta u ambabaxay dalka Qadar, kadib markii casuumaad rasmi ah uu ka heley Boqorka dalkaas Sheekh Tamiim bin Hamad Al Thani. Continue reading

Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo maanta kormeer ku tagey xerada Ciidanka Cirka ee Balli Doogle.

Kheyre iyo Sakiin.jpg1Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, Wasiirro, Xildhibaano ka tirsan labada aqal iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta kormeer ku tagey xerada Ciidanka Cirka ee degaanka Balli Doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose. Continue reading

Dowladda Japan oo Gaadiidka iyo Mootooyinka ugu deeqay ciidanka Booliska Somalia.

Deeq JabbaanDowlada federaalka ah ee Somalia ayaa waxaa maanta lagu wareejiyay Gaadiid iyo Mootooyin casri ah oo loogu talo galay inay isticmaalan ciidamada Booliska. Continue reading

Qarax xoogan oo maanta gelinkii dambe ka dhacay maqaaxi ku taala ka soo horjeedka Dekeda Magaalada Muqdisho.

Qarax DekadaQarax xoogan ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay maqaaxi ku taala ka soo horjeedka Dekeda Magaalada Muqdisho Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo Dowladda Jabuuti uga mahad celiyay, doorka ay ka qaadaneyso nabad ku soo dabaalida Soomaaliya.

Formaajo iyo Gelle1Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa booqasho rasmi ah shalay ku tagay dalka Jabuuti. Continue reading

Ra’iisal-wasaare Kheyre oo xalay suxufiyiinta Soomaaliyeed casho sharaf ugu sameeyey xarunta Madaxtooyada.

Kheyre iyo Suxufiyiinta.jpg3Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Xalay suxufiyiinta Soomaaliyeed casho sharaf ugu sameeyey xarunta Madaxtooyada, kuna dhiiri geliyey inay dadaalkooda sii labo jibaaraan oo ay bulshada gaarsiiyaan horumarka iyo wadan jaceylka. Continue reading

%d bloggers like this: