Wareegto ka soo baxday Wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka oo lagu soo magacaabay guddoomiyayaasha degmooyinka G/ Banaadir.

Magacaabid GuddoomiyayaalWareegto ka soo baxday wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka xukuumada Soomaaliya ayaa mar kaliya lagu magacaabay guddoomiyayaashii degmo ee ugu badnaa gobolka Banaadir. Continue reading

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo maanta gaaray dalka Jabuuti.

Formaajo iyo Gelle.jpg1Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti, isaga oo kulan la qaaday doona dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle. Continue reading

Hay’adda UNICEF oo sheegtay in 4-milyan carruur Soomaali ah u baahan yihiin kaalmo bani’aadanimo.

logo-unicefCaruur gaaraysa ilaa 4-milyan carruur Soomaali ah ayaa la sheegay inay si degdeg ah uga baahan yihiin in loo fidiyo kaalmooyin bini’aadanimo, inkastoo howlo badan oo gurmad ah laga fuliyay gudaha dalka. Continue reading

Wasiirka Maaliyadda oo maanta kormeer ku tegay Dekadda Weyn Muqdisho.

beyleWasiirka Maaliyadda ayaa wuxuu maanta kormeer tagay ku dekadda Muqdisho waxaa kormeerkaas ku wehliyay wasiir ku xigeenka wasaaradda iyo qaar kamid ah howlwadeenada kaas oo loogu kuurgalayay sida ay u socoto shaqada dekadda gaar ahaan howlaha canshuuraha. Continue reading

Qarax ay ku dhinteen 19 qof oo ka dhacay Magaalada Manchester ee dalka Ingriiska.

manchester terrorToban iyo Sagaal (19) qof ayaa ku dhimatay, 50 kalana waa ay ku dhaawacmeen weerar la rumeysan yahay in uu ahaa mid aragagixiso oo ka dhacy saaxada lagu qabto munaasabadaha heesaha oo ku taalla magaalada Manchester ee dalka Ingriiska.  Continue reading

%d bloggers like this: