Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Mudane Kheyre oo booqasho dhiiri-galin ah ugu tagay ciidamada ka howlgala Caasimada.

Kheyre.jpg23Ra’iisul-wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa booqasho dhiiri-galin ah ugu tagay ciidamada wadajirka ee fulinta qorshaha xasilinta caasimada oo howlgalo lagu soo qab qabtay hub iyo dareys ciidan ka sameeyay Muqdisho. Continue reading

Kulanka Madaxweynayaasha Somalia iyo Mareykanka ee Shirka Sacuudiga.

formaajo RiyaadhMadaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa kulan ku yeeshay magaalada Riyadh ee dalka Sacuudi Arabiya. Continue reading

Ra’iisul wasaare Kheyre oo kulamo isla xisaabtan oo fool ka fool ah la yeeshyay xubnaha golaha wasiirradda.

Kheyre.jpg20Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Mudane Xasan Cali kheyrre oo ka duulaya aragtidaasi ayaa kulamo isla xisaabtan oo fool ka fool ah waxa uu la yeeshya xubnaha golaha wasiirradda si looga dhabeeyo Barnamijka dowladda ee Nabad iyo nolal.  Continue reading

Abaanduulaha ciidanka dowladda oo sheegay in ay diyaar garow ugu jiraan dagaal ka dhan ah Al Shabaab.

Gen. CaanoodAbaanduulaha ciidanka dowladda oo sheegay in ay diyaar garow ugu jiraan dagaal ka dhan ah Al Shabaab. Continue reading

%d bloggers like this: