Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo maanta gaaray magaaladda Riyadh ee caasimada dalka Sacuudiga.

Farmaajo iyo sacuudiga.jpg1Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaaladda Riyadh ee caasimada dalka Sacuudiga. Continue reading

Advertisements

Ra’iisul-Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in dowladda ay dadaal dheer ay u gali doonto sidii dhalinyarada Shaqo abuur loogu sameyn lahaa.

Shirka IsgaasiintaRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal dheer ay u gali doonto sidii Shaqo abuur loogu sameyn lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed ee waxbaratay. Continue reading

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo sheegay in ciidamadu ay u diyaar garooween cirib-tirka Al-Shabaab.

Abaanduulaha CXDSTaliska Ciidanka Malatariga Dalka ayaa shaaciyey in ciidanku galeen diyaar garowgii ugu danbeeyey ee weerar lagu qaadayo goobaha ay joogaan meeleeshiyaadka Al-Shabaab. Continue reading

%d bloggers like this: