Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya oo maanta kormeeray goobaha lagu qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare.

Kheyre.jpg17Wasaaradda Waxbarashada ee Soomaaliya ayaa sheegtay in 23-kun oo Arday ay maanta u fariisanayaan Imtixaanka mideysan ee dugsiyada sare ee ku yaala koofurta iyo bartamaha dalka. Continue reading

Madaxweynaha dalka Maraykanka oo maanta si diiran loogu soo dhoweeyey dalka Sacuudi Carabiya.

Trump .jpg9Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa maanta gaaray caasimadda Riyaadh ee dalka Sacuudi Carabiya. Continue reading

%d bloggers like this: