Advertisements

Xaflad lagu taageerayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Magaaladda Muqdisho.

Taabit iyo KheyreXaflad lagu taageerayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed, ayaa shalay lagu qabtay magaalladda Muqdishu. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha Suudaan oo ka cudur-daartay tegidda shirka hogaamiyeyaaasha Muslimiinta iyo madaxweyne Donald Trump.

Madaxweynaha Suudaan.jpg1Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir oo ku eedaysan dambiyo dagaal ayaan ka qaybgali doonin shirka ay leeyihiin madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo hogaamiyeyaaasha Muslimiinta, sida ay wakaaladda wararka ee AFP ay ka soo xigatay saraakiil ka tirsan xafiiskiisa. Continue reading

Taliyaha Milliteriga Maraykanka Qaaradda Afrika oo sheegay in kooxaha argagixisada ay Qatar ku yihiin wadamadda Africa.

General Thomas WaldhuauserTaliyaha Taliska Milliteriga Maraykanka u jooga Qaaradda Afrika (AFRICOM), General Thomas Waldhuauser, ayaa sheegay in kooxaha argagixisada ay Qatar ku yihiin wadamadda Africa. Continue reading

%d bloggers like this: