Advertisements

Kulanka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta looga hadlay arrimo kala duwan.

Golaha Wasiirada.jpg1Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Continue reading

Advertisements

Wasiirada Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedyada oo Magaalada Nairobi uga furmay Tababar Aqoon-kororsi ah.

Shirka Maamula gobolladaWasiirada Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Shir looga hadlayo horumarinta Maamulada kaga qeyb galaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kormeeray xaruumaha dowladda Kenya, si ay wax badan uga ogaadaan sida ay u shaqeeyaan. Continue reading

%d bloggers like this: