Advertisements

Madaxweynaha DF Soomaaliya Mudane Farmaajo oo xalay khudbad ka jeediyay Xafladda xuska 15-ka May.


Xuska SYL.jpg1Madaxweynaha DF Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Aqalka dowladda Hoose oo lagu xusayay 15-ka May, 74-guuradii ka soo wareegatay aas aaskii ururka SYL ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay dowladdiisa. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE:
Continue reading

Advertisements

Ra’iisal-Wasaare Kheyre oo shalay kula kulmay Magaalada Doha Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Norwey.

khayre iyo NorwayRa’iisal-Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa kulan gaar ah kula yeeshay Magaalada Doha ee dalka Qatar, Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Dawladda Norwey Børge Brende, waxayna ka wada hadleen arrimo ku aadan horumarinta xiriirka labada wadan.  Continue reading

%d bloggers like this: