Madaxweyne Fedreraalka Soomaaliya oo maanta xuska 15-ka May awgeed ubax xusuus ah dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho.

SYL.jpg1Madaxweyne Jamhuuriyadda Fedreraalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa  xuska 15-ka May  awgeed maanta ubax xusuus ah dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE: Continue reading

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo hambalyo u diray dhamaan dhallinyaradda Soomaaliyeed, munaasabadda xuska 15-ka May awgeed.

Kheyre.jpg6Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta hambalyo u diray dhamaan dhallinyaradda Soomaaliyeed, xuska munaasabadda 15-ka May awgeed. Continue reading

Madaxweynaha cusub ee Faransiiska, Emmanuel Macron oo maanta loo dhaariyay xilka Qarankiisa.

M. faransiiskaMr. Emmanuel Macron ayaa maanta loo dhaariyay xilka madaxweynaha cusub ee Faransiiska, todobaad ka dib markii uu ku guulaystay doorashadii dalkaasi ka dhacday.  Continue reading

Dalka Soomaaliya oo maanta laga xusaayo aas-aaskii xisbigii gobanimo-doonka ahaa ee SYL.

SYL Sanad kasta bisha May 15-keeda waxaa dalka Soomaaliya laga xusaa aas-aaskii xisbigii gobanimo-doonka ahaa ee  SYL, kaas oo ahaa kii ugu horeeyay ee dalka laga furo isagoo ay ku mideysanyihiin dhallinyaro. Continue reading

%d bloggers like this: