Advertisements

Madaxweynaha Soomaaliya oo casuumaad ka helay dhigiisa dalka Masar

Formaajo iyo DanjirayaashaRa’iisul-wasaaraha dalka Masar Shariif Ismaaciil, ayaa la kulmay Madaxweynaha Jambuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Continue reading

Advertisements

Ra’iisul-wasaare Kheyre oo khudbad ka jeediyey shirweynaha caalamiga ah ee ka furmay dalka Qatar.

Kheyre.jpg14Ra’iisul-wasaare Kheyre ayaa maanta khudbad ka jeediyey shirweynaha caalamiga ah ee ka furmay magaalada Doha ee dalka Qatar, kaas oo looga hadlayo iskaashiga dhinacyada xasilinta dhaqaallaha iyo siyaasadda. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo maanta ka qeyb galay Shir Caalami ee ka furmay Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar.

Kheyre.jpg12Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa lagu waddaa maanta in uu halkaasi kaga qeyb galo Shir Caalami oo ay ka qeyb galayaan Madax ka socota Qaaradda Afrika iyo sidoo kale Bariga Dhexe. Continue reading

Shir looga hadlaya aragtiyadda ku aadan dib-u-eegista dastuurka dalka oo maanta magaalada Muqdisho ka furmay.

W. DastuurkaShir ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Dastuurka ee dowladda Soomaaliya, ayaa maanta ka furmay magaalladda Muqdisho. Continue reading

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka oo sheegay in garsoorka la gaarsiinaayo guud ahaan dalka.

Guddoomiyaha Maxkamadda SareGuddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Avv. Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan sidii garsoorka loogu baahin lahaa guud ahaan dalka, ayna xoojin doonaan sidii loo tayen lahaa adeega garsoorka ee dalka, si bulshada ay u hesho cadaalad. Continue reading

%d bloggers like this: