Wafdigii uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta dib ugu soo laabtay Dalka.

Formaajo oo ku soo laabtay dalka.jpg1Madaxeynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan Howl qaran ugu maqnaa magaalada London ee dalka UK ayaa wuxuu maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib markii ay kasoo qeyb galeen shirka looga hadlayey arrimaha Sooomaaliya ee halkaasi ka dhacay. Continue reading

Wasiirka wasaarada qorsheynta oo sheegay in tababar ku saabsanaa dabagalka iyo qiimeynta mashaariicda ay hay’ado caalami ah ay ka fulin doonaan dalka.

 

Wasiirka Cusub QoorsheyntaWasiirka wasaarada qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumada Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa hadalkan ka sheegay tababar ku saabsanaa  dabagalka iyo qiimeynta mashaariicda horumarineed ee hay’adaha caalamiga iyo dowladaha caalamka  ay ka fulinayaan dalka. Continue reading

Ra’iisul wasaare Kheyre oo maanta u ambabaxay dalka Qadar.

Kheyre.jpg8Ra’iisul-wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta safarkiisii ugu horreeyay ee dhanka dibadda ah ku tegaya dalka Qadar. Continue reading

Abaanduulaha Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeeed oo sheegay in howlgal ay ku soo qabteen Koox jidgooyooyin dhigta waddooyinka.

Abaanduulaha CXDSXarunta wasaaradda gaashaandhiga ayaa maanta lagu soo bandhigay  shan nin oo  ku hubeysana qoriga AK-47 iyo gaari ay u isticmaalayeen falalka dhaca oo  dadka socotada ee mara waddada dheer ee xiriirisa magaalada Muqdisho iyo deegaanka 50 km, kadib howlgal ciidanka xooga ay ka sameeyeen halkaas. Continue reading

%d bloggers like this: