Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyadaha Canada

Formaajo iyo W. Socdaalka KanadaMadaxweynaha Dowladda F. Somalia Mudane Mohamed Abdullahi “Farmajo” ayaa magaalada London kula kulmay Wasiirka Socdaalka, Qaxootiga iyo jinsiyadaha dalka Canada xildhibaan Ahmed Hussein oo  ah muwaadin Soomaali-Canadian ah islamarkaana ka qeybgalay shirka looga hadlayay arrimaha Soomaaliya ee lagu soo gebagebeeyey xarunta Lancaster house. Continue reading

Advertisements

War-murtiyeedkii laga soo saaray shirkii arimaha Soomaaliya ee London….

Shirka London.jpg6War-murtiyeed oo ka kooban dhowr bog ayaa laga soo saaray shirkii arimaha Soomaaliya ee  London, ayadoo ay si wadajir ah shir gudoominayeen dowladda UK, madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo xoghayaha guud ee qaramada midoobey ee Antonio Guteres. Continue reading

%d bloggers like this: