Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay furitaanka shirka London.

Shirka LondonMadaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay furitaanka shirka London, ayaa sheegay in dowladdiisa ay la dagaalameyso sida uu hadalka u dhigay saddex cadaw. Continue reading

Kulankii Caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta looga hadlay Arrimaha Amniga iyo xasilinta dalka.

Golaha Wasiirada.jpg 10Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa amniga iyo xasilinta dalka iyo Shirka London ka furmay shalay.
Continue reading

Xoghayaha Guud ee Q M oo sheegay in Somalia ay baahan tahay $900 million oo dollar oo wax looga qabto Abaaraha.

un-antonio-guterresXoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, ayaa sheegay in loo baahanyahay $900 million oo dollar oo dheeraad ah sanadkan, si loo kordhiyo kaalmada bani’aadanimadda ee dalka Soomaaliya. Continue reading

Ra’iisul Wasaare Kheyrre ayaa shalay shir guddoomiyey kulan looga hadlayay arrimaha ammaanka ee Soomaaliya.

Shirka Amniga JB.JPG5Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa shalay shir guddoomiyey kulan looga hadlayay arrimaha ammaanka ee Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: