Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta ka qeyb-galay Kulan hor dhac ah…..

shir horudhac ah London.jpg2Waxaa maanta magaalada London ka dhacay  Kulan hor dhac u ah shirka maalinta berri ah 11 bishan May lagu waddo in uu ka furmo ayaa waxaa madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo xubno ka socday bulshada rayidka, qurbo joog iyo wakiil ka tirsan beesha caalamka. Continue reading

Saraakiisha ciidamada dowladda oo tallaabooyin ka qaadeen Isbaarooyinka sharci darrada ee yaala G/Sh/ Hoose.

 Gen. CaanoodBooqashdii shalay uu ku tagay Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo degmada Afgooye, Kaddib ayaa saraakiisha ciidamada dowladda ay qaadeen tallaabooyin lagu soo afjarayo Isbaarooyinka sharci darrada ay ee yaala gobolka Shabeellaha hoose. Continue reading

Shirka London ee Somalida loo qabanaayo oo berri ka furmi doona magaaladda London ee dalka Britain.

shir horudhac ah LondonShirka London ee Somalida loo qabanaayo ayaa berri si rasmi ah uga furmi doona magaaladda London ee dalka Britain. Continue reading

%d bloggers like this: