Posted on May 8, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar dhanka dhulka ah ku tagay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa la kulmay maamulka iyo waxgaradka degmadaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo Safar dhulka ah ku tagay magaalada Afgooye…
Posted on May 8, 2017 by SomaliSwiss
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax loo adeegsaday baabuur uu ka dhacay bannaanka hore ee maqaayadda Italian Cofee oo u dhow xarunta Socdaalka iyo Jinsiyadah ee wadada Maka mukarama. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qarax khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Posted on May 8, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha xukuumada Somalia, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray shirka wadatashiga horumarinta warbaahinta dalka oo muddo 3 cisho ah socday ka socday magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo soo xiray shirka wadatashiga horumarinta warbaahinta dalka.
Posted on May 8, 2017 by SomaliSwiss
Ku-xigeenka Hanti Dhowrka guud ee Qaranka Cali Abuukar Axmed ayaa maanta ku-meel-gaar ah xilka ula wareegay kaddib markii Digteeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha xilka looga qaaday hanti Dhowrihii Qaranka Dr Nuur Faarax Jimcaale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ku-xigeenka Hanti Dhowrka guud ee Qaranka oo maanta Si ku-meel-gaar ah xilka Xafiiskaas ula wareegay.
Posted on May 8, 2017 by SomaliSwiss
Mr. Emmanuel Macron ayaa ku guulaystay doorashada madaxtinnimada Faransiiska, asagoo helay ku dhawaad 65.5% codadkii la dhiibtay, halka haweeneydii la tartamaysay ee Marine Le Pen, ay heshay ku dhawaad 34.5%. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Mr. Emmanuel Macron oo ku guulaystay doorashada madaxtinnimada Faransiiska.
You must be logged in to post a comment.