Dadweynaha Wadanka Faransiiska ayaa saakay u dareeray inay cod-bixinta doorashada wareega ugu danbeeya oo ay ku tartamayaan labada murashax ee Emmanuel Macron iyo Marine Le Pen.
Doorashadaan oo ah mid aad u adag ayaa waxaa saadaalin la sameeyay ku horeeyo Emmanuel Macron oo balan qaaday qaaday inuu dalka Faransiiska wajahi doono marka la doorto dhibaatooyinka muuqda ee u bahan wax ka qabashada.
Doorashadan ayaa ah mid si weyn loogu tartami doono, afkaarta labada musharraxna ay si-weyn isu diidan yihiin.
Maalin un ka hor doorashada ayaa Emmanuel Macron waxaa laga jabsaday macluumaadka kombiyuutaradiisa, ayadoo xog badan oo ku saabsan ololihiisana baraha internet-ka lagu baahiyay.
SomaliSwiss     Paris
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.