Advertisements

Ururka Boko Xaraam oo la sheegay inay xuriyadooda siiyey 82dii Ardeydii horey loogu afduubtay magaalada Chibok.

Boko xaramWar naga soo gaaray dalka Nigeria ayaa sheegaya in 82dii gabdhood ardeyda ahaa ee sanadkii 2014 laga afduubtay magaalada Chibok, ayaa waxaa soo daayay ururka Boko Xaraam, waxaana hadda gacanta ku haya milateriga Nigeria, sida ay  sheegeen ila wareedyo. Continue reading

Advertisements

Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Somalia oo u ambabaxay shirka London.

Gaas Caleema SaarMadaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Jubbaland Mudane Axmed Madoobe oo maalintii shalay ay ka anbabaxeen garoonada diyaaradaha magaalooyinka Gaalkacyo iyo Kismaayo waxayna labaduba rajo wanaagsan ka muujiyen shirka London. Continue reading

Dadweynaha Wadanka Faransiiska oo saakay u dareeray cod-bixinta doorashada wareega ugu danbeeyey.

doorasho franceDadweynaha Wadanka Faransiiska ayaa saakay u dareeray inay cod-bixinta doorashada wareega ugu danbeeya oo ay ku tartamayaan labada murashax ee Emmanuel Macron iyo Marine Le Pen. Continue reading

Taliska ciidanka Booliska ee gobalka Benaadir oo howgallo ka fuliyay isgoysyada magaalada Muqdisho.

Howlgal.jpg7Taliska qeybta guud ee  ciidanka Booliska gobalka Benaadir ayaa howgallo ka fuliyay isgoysyada magaalada Muqdisho iyo degmada kaxda ee gobalka Benaadir. Continue reading

%d bloggers like this: