Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo furay shirla xiriira horumarinta Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda

Shirka IsgaasiintaShirweyne Qaran ee looga arrinsanayey  horumarinta isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda dalka  oo qayb ka ah qorsha xukukmadda ee  tayeynta  isgaarsiita Soomaaliya   ayaa waxa maanta Muqdisho ka furay Ra’iisul wasaaraha xukumadda federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre. Continue reading

Magaaladda Muqdisho oo maanta ka furmay shir loogu hadlayo horumarinta Warbaahinta Soomaaliya.

Shirka horumarinta WarbaahintaMagaalladda Muqdisho ayaa maanta ka furmay shir socon doona mudo saddex maalin ah, kaas oo diiradda lagu saari doono horumarinta Warbaahinta Soomaaliya. Continue reading

Ciidanka Booliiska dowladda Soomaaliya oo xabsiga dhigay askari ilaalo u ahaa marxuum Siraaji.

booliiskaCiidanka Booliiska dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay saddex askari oo lala xiriiriyay dilka Wasiirkii Howlaha Guud iyo dib-u-dhiska dowladda Soomaaliya, sida uu sheegay Afhayeenka Booliiska Qaasim Axmed. Continue reading

%d bloggers like this: