Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aqbalay xil ka qaadistii Hanti Dhowrkii guud ee Qaranka.

Formaajo iyo DanjirayaashaMadaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa aqbalay xil ka qaadistii Hanti Dhowrkii guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax Jimcaalle, waxaana uu xeer madaxweyne ku soo saaray xil ka qaadista. Continue reading

Wasiirka Warfaafinta oo ka warbixiyey diyaar garowga shirka London ee dalka UK.

Eng-yariisowWasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey diyaar garowga shirka London oo 11ka May ka dhacaya dalkaas UK, gaar ahaan Lancaster House ee caasimada London.
Continue reading

Taliska dhexe ee ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM oo sheegay in askari Mareykan ah lagu dilay howl-gal ka dhan ah Al-Shabaab.

USA AfricomTaliska dhexe ee ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in askari Mareykan ah lagu dilay howl-gal ka dhan ah Al-Shabaab oo xalay ka dhacay deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose. Continue reading

%d bloggers like this: