Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay kana qeybgalay Salaada Janaasada meydka Wasiir Cabbaas.

Aaska Cabaas.jpg4Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo deg deg ah ugu soo laabtay dalka kaddib safar maalintii shalay uu ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, isaga oo ka qeybgallay salaada Janaasada wasiirkii howlaha guud iyo dib u dhiska dowladda federaalka Cabbaas Siraaji oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho. Continue reading

Madaxweyne Formaajo oo ku soo Wajahan Muqdisho si uu uga qayb galo Aaska Qaran ee marxuum Cabaas Siraaji.

Formaajo.jpg11Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu soo gaabiyay safarkiisa uu ku joogo dalka Ethiopia si uu uga qayb galo aas Qaran oo loo sameynayo Wasiirkii howlaha guud ee xalay lagu dilay Muqdisho. Continue reading

Ku-simaha Madaxweynaha Somalia oo maanta soo gabagabeeyey kulan looga hadlayey dar-dargelinta waxqabadka Xukuumadda…

Ku-simaha M iyo Ra'iisalwasaarahaKu-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa soo xirey kulan looga hadlayey dar-dargelinta waxqabadka Xukuumadda. Continue reading

Wasiirka Howlaha Guud ee Soomaaliya oo xalay lagu dilay nawaaxiga Madaxtoyadda oo maanta lagu aasayo magaaladda Muqdisho.

Cabaas-sirajiWasiirka  Howlaha Guud ee Soomaaliya Marxuum Cabaas Cabdullahi Siraaji, oo xalay lagu dilay nawaaxiga Madaxtoyadda Soomaaliya ayaa maanta lagu aasayaa magaalladda Muqdishu. Continue reading

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya.

Somalia iyo Itoobiya.jpg1Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Mudane Haile Mariam Desaglen. Continue reading

Wasiirka Dastuurka Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Switzerland u fadhiya Soomaaliya.

Somalia iyo SwisskaWasiirka Dastuurka ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Federaalka Switzerland ee Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: