Posted on May 24, 2017 by SomaliSwiss
Wafdigii uu hoggaaminayey Madaxweyne Farmaajo ayaa galabta u ambabaxay dalka Qadar, kadib markii casuumaad rasmi ah uu ka heley Boqorka dalkaas Sheekh Tamiim bin Hamad Al Thani. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdigii uu hoggaaminayey Madaxweyne Farmaajo oo galabta u ambabaxay dalka Qadar.
Posted on May 24, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, Wasiirro, Xildhibaano ka tirsan labada aqal iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta kormeer ku tagey xerada Ciidanka Cirka ee degaanka Balli Doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo maanta kormeer ku tagey xerada Ciidanka Cirka ee Balli Doogle.
Posted on May 24, 2017 by SomaliSwiss
Dowlada federaalka ah ee Somalia ayaa waxaa maanta lagu wareejiyay Gaadiid iyo Mootooyin casri ah oo loogu talo galay inay isticmaalan ciidamada Booliska. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Japan oo Gaadiidka iyo Mootooyinka ugu deeqay ciidanka Booliska Somalia.
Posted on May 24, 2017 by SomaliSwiss
Qarax xoogan ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay maqaaxi ku taala ka soo horjeedka Dekeda Magaalada Muqdisho Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qarax xoogan oo maanta gelinkii dambe ka dhacay maqaaxi ku taala ka soo horjeedka Dekeda Magaalada Muqdisho.
Posted on May 24, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa booqasho rasmi ah shalay ku tagay dalka Jabuuti. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo Dowladda Jabuuti uga mahad celiyay, doorka ay ka qaadaneyso nabad ku soo dabaalida Soomaaliya.
Posted on May 24, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Xalay suxufiyiinta Soomaaliyeed casho sharaf ugu sameeyey xarunta Madaxtooyada, kuna dhiiri geliyey inay dadaalkooda sii labo jibaaraan oo ay bulshada gaarsiiyaan horumarka iyo wadan jaceylka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisal-wasaare Kheyre oo xalay suxufiyiinta Soomaaliyeed casho sharaf ugu sameeyey xarunta Madaxtooyada.
Posted on May 23, 2017 by SomaliSwiss
Wareegto ka soo baxday wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka xukuumada Soomaaliya ayaa mar kaliya lagu magacaabay guddoomiyayaashii degmo ee ugu badnaa gobolka Banaadir. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wareegto ka soo baxday Wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka oo lagu soo magacaabay guddoomiyayaasha degmooyinka G/ Banaadir.
Posted on May 23, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti, isaga oo kulan la qaaday doona dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo maanta gaaray dalka Jabuuti.
Posted on May 23, 2017 by SomaliSwiss
Caruur gaaraysa ilaa 4-milyan carruur Soomaali ah ayaa la sheegay inay si degdeg ah uga baahan yihiin in loo fidiyo kaalmooyin bini’aadanimo, inkastoo howlo badan oo gurmad ah laga fuliyay gudaha dalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hay’adda UNICEF oo sheegtay in 4-milyan carruur Soomaali ah u baahan yihiin kaalmo bani’aadanimo.
Posted on May 23, 2017 by SomaliSwiss
Wasiirka Maaliyadda ayaa wuxuu maanta kormeer tagay ku dekadda Muqdisho waxaa kormeerkaas ku wehliyay wasiir ku xigeenka wasaaradda iyo qaar kamid ah howlwadeenada kaas oo loogu kuurgalayay sida ay u socoto shaqada dekadda gaar ahaan howlaha canshuuraha. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Maaliyadda oo maanta kormeer ku tegay Dekadda Weyn Muqdisho.
Posted on May 23, 2017 by SomaliSwiss
Toban iyo Sagaal (19) qof ayaa ku dhimatay, 50 kalana waa ay ku dhaawacmeen weerar la rumeysan yahay in uu ahaa mid aragagixiso oo ka dhacy saaxada lagu qabto munaasabadaha heesaha oo ku taalla magaalada Manchester ee dalka Ingriiska. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qarax ay ku dhinteen 19 qof oo ka dhacay Magaalada Manchester ee dalka Ingriiska.
Posted on May 22, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisul-wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa booqasho dhiiri-galin ah ugu tagay ciidamada wadajirka ee fulinta qorshaha xasilinta caasimada oo howlgalo lagu soo qab qabtay hub iyo dareys ciidan ka sameeyay Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Mudane Kheyre oo booqasho dhiiri-galin ah ugu tagay ciidamada ka howlgala Caasimada.
Posted on May 22, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa kulan ku yeeshay magaalada Riyadh ee dalka Sacuudi Arabiya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kulanka Madaxweynayaasha Somalia iyo Mareykanka ee Shirka Sacuudiga.
Posted on May 22, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Mudane Xasan Cali kheyrre oo ka duulaya aragtidaasi ayaa kulamo isla xisaabtan oo fool ka fool ah waxa uu la yeeshya xubnaha golaha wasiirradda si looga dhabeeyo Barnamijka dowladda ee Nabad iyo nolal. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul wasaare Kheyre oo kulamo isla xisaabtan oo fool ka fool ah la yeeshyay xubnaha golaha wasiirradda.
Posted on May 22, 2017 by SomaliSwiss
Abaanduulaha ciidanka dowladda oo sheegay in ay diyaar garow ugu jiraan dagaal ka dhan ah Al Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Abaanduulaha ciidanka dowladda oo sheegay in ay diyaar garow ugu jiraan dagaal ka dhan ah Al Shabaab.
Posted on May 21, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaaladda Riyadh ee caasimada dalka Sacuudiga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo maanta gaaray magaaladda Riyadh ee caasimada dalka Sacuudiga.
Posted on May 21, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal dheer ay u gali doonto sidii Shaqo abuur loogu sameyn lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed ee waxbaratay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul-Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in dowladda ay dadaal dheer ay u gali doonto sidii dhalinyarada Shaqo abuur loogu sameyn lahaa.
Posted on May 21, 2017 by SomaliSwiss
Taliska Ciidanka Malatariga Dalka ayaa shaaciyey in ciidanku galeen diyaar garowgii ugu danbeeyey ee weerar lagu qaadayo goobaha ay joogaan meeleeshiyaadka Al-Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo sheegay in ciidamadu ay u diyaar garooween cirib-tirka Al-Shabaab.
Posted on May 20, 2017 by SomaliSwiss
Wasaaradda Waxbarashada ee Soomaaliya ayaa sheegtay in 23-kun oo Arday ay maanta u fariisanayaan Imtixaanka mideysan ee dugsiyada sare ee ku yaala koofurta iyo bartamaha dalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya oo maanta kormeeray goobaha lagu qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare.
Posted on May 20, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa maanta gaaray caasimadda Riyaadh ee dalka Sacuudi Carabiya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha dalka Maraykanka oo maanta si diiran loogu soo dhoweeyey dalka Sacuudi Carabiya.
Posted on May 19, 2017 by SomaliSwiss
Xaflad lagu taageerayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed, ayaa shalay lagu qabtay magaalladda Muqdishu. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xaflad lagu taageerayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Magaaladda Muqdisho.
Posted on May 19, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir oo ku eedaysan dambiyo dagaal ayaan ka qaybgali doonin shirka ay leeyihiin madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo hogaamiyeyaaasha Muslimiinta, sida ay wakaaladda wararka ee AFP ay ka soo xigatay saraakiil ka tirsan xafiiskiisa. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Suudaan oo ka cudur-daartay tegidda shirka hogaamiyeyaaasha Muslimiinta iyo madaxweyne Donald Trump.
Posted on May 19, 2017 by SomaliSwiss
Taliyaha Taliska Milliteriga Maraykanka u jooga Qaaradda Afrika (AFRICOM), General Thomas Waldhuauser, ayaa sheegay in kooxaha argagixisada ay Qatar ku yihiin wadamadda Africa. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliyaha Milliteriga Maraykanka Qaaradda Afrika oo sheegay in kooxaha argagixisada ay Qatar ku yihiin wadamadda Africa.
Posted on May 18, 2017 by SomaliSwiss
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kulanka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta looga hadlay arrimo kala duwan.
Posted on May 18, 2017 by SomaliSwiss
Wasiirada Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Shir looga hadlayo horumarinta Maamulada kaga qeyb galaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kormeeray xaruumaha dowladda Kenya, si ay wax badan uga ogaadaan sida ay u shaqeeyaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirada Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedyada oo Magaalada Nairobi uga furmay Tababar Aqoon-kororsi ah.
Posted on May 17, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Erdogan oo booqasho rasmi ah ku tegay dalka Mareykanka ayaa wuxuu xalay kula kulmay Aqalka Cad ee looga taliyo dalka Mareykanka Madaxweyne Donald Trump waxayna ka wadahadleen sida ay uga go’an tahay la dagaalanka argagixisada Bariga Dhexe. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Donald Trump iyo dhiggiisa Turkiga oo ka wadahadlay sidii loola dagaalami lahaa argagixisada Bariga Dhexe.
Posted on May 16, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha DF Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Aqalka dowladda Hoose oo lagu xusayay 15-ka May, 74-guuradii ka soo wareegatay aas aaskii ururka SYL ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay dowladdiisa. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE: Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha DF Soomaaliya Mudane Farmaajo oo xalay khudbad ka jeediyay Xafladda xuska 15-ka May.
Posted on May 16, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisal-Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa kulan gaar ah kula yeeshay Magaalada Doha ee dalka Qatar, Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Dawladda Norwey Børge Brende, waxayna ka wada hadleen arrimo ku aadan horumarinta xiriirka labada wadan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisal-Wasaare Kheyre oo shalay kula kulmay Magaalada Doha Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Norwey.
Posted on May 15, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweyne Jamhuuriyadda Fedreraalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa xuska 15-ka May awgeed maanta ubax xusuus ah dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE: Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Fedreraalka Soomaaliya oo maanta xuska 15-ka May awgeed ubax xusuus ah dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho.
Posted on May 15, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta hambalyo u diray dhamaan dhallinyaradda Soomaaliyeed, xuska munaasabadda 15-ka May awgeed. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo hambalyo u diray dhamaan dhallinyaradda Soomaaliyeed, munaasabadda xuska 15-ka May awgeed.
You must be logged in to post a comment.