Posted on April 16, 2017 by SomaliSwiss
Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray hab-raaca cusub ee qadashada Baasaboorka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Amniga oo xarigga ka jaray hab-raaca qaadashada Baasaboorka Soomaaliyeed.
Posted on April 16, 2017 by SomaliSwiss
Munaasabadan oo uu Xilka Kula wareegaye Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Taabit cabdi Maxamed ayaa waxaa kasoo qeyb galay Ra’isul wasaaraha Xukuumada Fedraalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Kheyre Wasiira katirsan xukuumada Xildhibaana katirsan Aqalka sare iyo Golaha shacabka Gudoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir Saraakiil katirsan Ciidamada qalbka sida Fanaaniinta ubaxa Boondheere marti sharaf iyo dadweyne aad u tira badan kaas oo ka dhacday Aqalka dowlada Hoose ee Xamar. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo xalay si ramsi ah xilkii ula wareegay.
You must be logged in to post a comment.