Posted on April 14, 2017 by SomaliSwiss
Dadka ku nool qeybo ka mid ah Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay ka cabanayaan xaalad nololeed oo soo food saartay kaddib abaarta daba dheeraatay ee Wadanka ka jirta. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qoysas ku xoolo beelay abaarta gobolka Galguduud oo codsaday in gurmad lala soo gaaro.
Posted on April 14, 2017 by SomaliSwiss
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Qorshaha Amniga Qaranka, Abaaraha iyo dar-dargelinta howlaha dowladda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Qorshaha Amniga Qaranka, Abaaraha iyo dardargelinta howlaha dowladda.
You must be logged in to post a comment.