Magaalada Muqdisho oo maanta soo gaaray Ciidamo cusub oo ka socda dalka Uganda ee qeybta ka ah AMISOM.

Ciidamo CusubCiidamo cusub oo ka socda dowladda Uganda ee qeybta ka ah howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa kasoo degay garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

ciidan cusub Uganda.jpg1Ciidamadan oo hal Battle ah ayaa subaxnimadii Sabtida ay kasoo degeen Muqdisho, waxayna qeyb ka yihiin howlgalka AMISOM, waxayna si gaar ah ciidamadaan ugu howlgeli doonaan dekedda Muqdisho, xarunta baarlamaanka federaalka, madaxtooyada, garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyo xerada AMISOM ee Xalane.

ciidan cusub UgandaSomaliSwiss     Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: