Posted on April 8, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed ayaa maanta si rasmi ah xafiiska ugala wareegay ra’iisal wasaarihii ka horeeyay Maxamed Cumar Carte oo mudo labo sano ah ku soo shaqeeyay xafiiska. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo maanta si rasmi ah xafiiska ugala wareegay ra’iisal wasaarihii ka horeeyay.
Posted on April 8, 2017 by SomaliSwiss
Ciidamo cusub oo ka socda dowladda Uganda ee qeybta ka ah howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa kasoo degay garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho oo maanta soo gaaray Ciidamo cusub oo ka socda dalka Uganda ee qeybta ka ah AMISOM.
Posted on April 8, 2017 by SomaliSwiss
Wasiirka arrimaha dibada ee Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, ayaa cambaareeyay weerarkii gaariga loo adeegsaday ee shalay ka dhacay magaalladda Stockholm ee dalka Sweden. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo cambaareeyay weerarkii ka dhacay magaaladda Stockholm ee dalka Sweden.
Posted on April 8, 2017 by SomaliSwiss
Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa, iyo Maamulka Galmudug ayaa isku afgartay in dib loo dhigo doorashada madaxweynaha maamulkaasi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug oo isku afgartay in dib loo dhigo doorashada Madaxweynaha maamulkaasi.
Posted on April 8, 2017 by SomaliSwiss
Ciidamada Booliska dalka Sweden ayaa soo qabtay qof lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay weerar loo adeegsaday gaari weyn oo xamuul ah kaas oo ka dhacay bartamaha magaalada Stockholm ayna ku dhinteen afar ruux, 15 kalana ku dhaawacmeen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Booliska dalka Sweden oo soo qabtay qofkii ka dambeeyay weerar loo adeegsaday gaari weyn oo xamuul ah.
You must be logged in to post a comment.