Advertisements

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah nabad diidka ah.

Formaajo.jpg12Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa iclamaiyay dagaal ka dhan ah kooxaha nabad diidka ah, si looga cirib tiro guud ahaan dalka. Continue reading

Advertisements

Madaxweyne Farmaajo, oo maanta ka qeyb-galayay shirka golaha wasiiradda Soomaaliya.

Formaajo.jpg14Madaxweyne Farmaajo, oo maanta ka qeyb-galayay shirka golaha wasiiradda, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qaadeyso dagaal ka dhan ah Al Shabaab, Musuq-maasuq iyo Faragelinta ay dowladdaha shisheeye ay ku hayaan Soomaaliya. Continue reading

Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo manta laga soo saaray digreeto lagu magacaabay taliyeyaal iyo G/ gobolka Benaadir.

Madaxtooyada Somalia.jpg2Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa digreeto ka soo baxday xafiiskiisa lagu magacaabay taliyeyaal iyo Guddoomiyaha gobolka Benaadir. Continue reading

Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo maanta la wareegay Afar Tuulo oo hoos tagto Degmada Janaale G/Sh. Hoose.

Ciidanka XDS.jpg7Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya ayaa waxa ay kala wareegeen Maleeshiyaadka kooxda Alshabaab ilaa Afar Tuulo oo hoos tagto Degmada Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Continue reading

Wasiirka cusub ee arrimaha dibedda Soomaaliya oo maanta si rasmi ah ugala wareegay xilka Wasaaradaas.

yusuf garad.jpg1Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta si rasmi ah ugala wareegay xilka Wasaaradaasi Wasiirkii hore Dr. Cabdusalam Hadliye Cumer kadib munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda ee caasimadda Muqdisho Continue reading

%d bloggers like this: