Qarax xoog badan oo dhimasho iyo dhaawac geystay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qarax.jpg36Qarax gaari walxaha qarxa laga soo buuxuyey ayaa ka dhacay banaanka hore ee maqaayad lagu iibiyo “Coffee” oo ka soo horjeeda Wasaaradda Dhalinyaradda iyo cayaaraha ee ku taalla magaalladda Muqdishu. Continue reading

Saraakiil AMISOM oo sheegay in Al-shabaab xalay weerar ku qaadeen saldhig ku yaala degmada Jalalaqsi.

Amisom SaraakiilSaraakiisha ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa sheegay in Al-shabaab saqdii dhexe ee xalay Al-shabaab weerar ku qaadeen saldhig ciidamada Jabuuti ku leeyihiin degmada Jalalaqsi oo 140km dhinaca Koonfur uga beegan magaalada Beledweyne. Continue reading

Wasiirka Amniga Dowladda Soomaaliya oo Xalay Kormeer ku soo kala Bixiyey Qaarka mid Saldhigyadda Dagmooyinka Gobolka Banaadir.

W. Amniga.jpg2Wasiirka Amniga Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa Kormeer ku kala Bixiyey Qaarka mid Saldhigyadda Dagmooyinka Gobolka Banaadir iyo Kontarooladda Ha’yaddaha Amnigu ay ku leeyihiin Wadooyinka Xamar laga soo galo ee Xeradda Maslax oo lagu baaro gaadiidka kuso safra waddada dheer ee isku xirta Gobolka Banaadir iyo Shabeeladda dhexe iyo kontoroolka Ceelasha Biyaha oo asna lagu kontaroolo gadiidka ka yimaada Gobolka shabeeladda hoose. Continue reading

%d bloggers like this: