Advertisements

Wobiga Shabeelle oo si wanaagsan u biyo keenay.

WABIGA SHABEELLEWobiga Shabeelle ayaa si wanaagsan u biya keenay sida Warbaahinta Gobolkaas ay sheegeeb in ay si wanaagsan dadka uga faa‘ideysanayaan biyaha uu webiga keenay asaga oo xusay in beeraleyda ay ku xirteen matooro si ay biyo uga soo saartaan wobiga, uguna waraabsadaan Beeraha.

Mudooyinkii la soo dhaafay ayaa waxaa halkaasi ka jiray biyo la’aan baahsan taas oo qeyb ka ahayd abaarta baaxada weyn ee ka jirto inta badan ee Gobolladda Dalka.

SomaliSwiss     Jowhar

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: