Posted on April 4, 2017 by SomaliSwiss
Munaasabadan oo uu xilka kula wareegayey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale waxaa ka qeybgalay Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, Garyaqaanka Guud ee Qaranka, Xeer illaaliyaha Qaranka, Xildhibaano, Taliyaasha Ciidanka Bolice-ka iyo Nabad Sugidda iyo Masuuliyiin kale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Amniga oo maanta xilkii Wasaaraddaas la wareegayey.
Posted on April 4, 2017 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Max’ed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in xildhibaaada baarlamaanka loogu baahan yahay in ay joogteeyaan kulamada baarlamaanka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in la aqbali karin in xildhibaanada ay ka maqnaadaan kulamada Baarlamaanka.
Posted on April 4, 2017 by SomaliSwiss
Wobiga Shabeelle ayaa si wanaagsan u biya keenay sida Warbaahinta Gobolkaas ay sheegeeb in ay si wanaagsan dadka uga faa‘ideysanayaan biyaha uu webiga keenay asaga oo xusay in beeraleyda ay ku xirteen matooro si ay biyo uga soo saartaan wobiga, uguna waraabsadaan Beeraha. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wobiga Shabeelle oo si wanaagsan u biyo keenay.
Posted on April 4, 2017 by SomaliSwiss
Shirkii uu ka qeeb galayay Wafdi uu horkacayay Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Dowladda Soomaaliya ayaa Maalintii Seddexaad galay iyadoo Arrimo badan oo quseeya Garsoorka Wadamadda Afrika looga hadlay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirkii Suudaan ee looga hadlay madax-banaanidda garsoorka Wadamadda Africa oo maanta la soo gabagabeeyey.
You must be logged in to post a comment.