Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta la horgeyn doono Miisaaniyadda Dowladd ee 2017.

Baarlamaanka Cusub.png3Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta yeelanaya Kulan ay uga hadlayaan Miisaaniyadda Dowladd ee 2017,waxaana Maanta Baarlamaanka loo qeybin doonaa Miisaaniyadda 2017 oo ay ka soo doodi doonaan.

Xildhibaanno ka mida Baarlamaanka ayaa sheegay in Maanta Kulanka intiisa badan looga hadli doono Miisaaniyadda Dowladd ee 2017.

Sidoo kale waxaa Baarlamaanka ay Maanta wax ka badel ku sameyn doonaan Qaraar ku saabsan Gurmadka Abaaraha Dalka ka jira.

SomaliSwiss     Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: