Posted on April 3, 2017 by SomaliSwiss
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meelmariyay miisaaniyadda dowladda ee saddexda bilood ee soo socota, kadib markii wasiirka cusub ee Maaliyadda Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle uu mudanayaasha golaha ka codsaday in ay fursad u siiyaan si uu u keeno xisaab celinta miisaaniyadda sanadkii tagay isla markaana muddo saddex bilood ah la siiyo, sida ay sheegtay Wakaaladda wararka ee SONNA. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, oo maanta meelmariyay miisaaniyadda dowladda ee saddexda bilood ee soo socota.
Posted on April 3, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo ergayga gaarka ah ee xoghayaha Qaramadda Midoobay Mr. Michael Keating oo booqasho laba cisho ah ku yimid Somaliland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergayga Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya oo booqasho laba cisho ah ku tagay Somaliland.
Posted on April 3, 2017 by SomaliSwiss
Hay’adda IOM, ayaa maanta ku wareejisay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya, G/Sare Maxamed Adam Jimcaale Koofi, gawaari loogu talagalay in lagu ilaaliyo Xaduudaha Dalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hey’adda socdaalka Soomaaliya oo lagu warejiyey Gawaari lagu ilaaliyo xaduudaha dalka.
Posted on April 3, 2017 by SomaliSwiss
Wasiirka cusub ee wasaarada dastuurka xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa manta si rasmi xafiiska ugala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradaas Xusseen Sheekh Max’uud. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka cusub ee wasaarada dastuurka xukuumada Soomaaliya oo maanta si rasmi ah ula wareegay Xilka wasaaradaas.
Posted on April 3, 2017 by SomaliSwiss
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta yeelanaya Kulan ay uga hadlayaan Miisaaniyadda Dowladd ee 2017,waxaana Maanta Baarlamaanka loo qeybin doonaa Miisaaniyadda 2017 oo ay ka soo doodi doonaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta la horgeyn doono Miisaaniyadda Dowladd ee 2017.
Posted on April 3, 2017 by SomaliSwiss
Dowladda Uganda ayaa shaacisay in ay Soomaaliya u soo diri doonto ciidamo hor leh ,kuwaa soo qeyb ka ah Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Uganda oo shaacisay in ay Soomaaliya u soo diri doonto ciidamo hor leh.
Posted on April 3, 2017 by SomaliSwiss
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane C/rashid C/laahi Maxamed oo weheliyo Wasiirkii hore ee Wasaradda Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Aaden Axmed ayaa shalay kormer ku sameeyey xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Cusub ee Gaashaandhigga oo kormeer ku tagey Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga
You must be logged in to post a comment.