Madaxweyne Formaajo oo Xarunta Madaxtooyada Somalia kulan ku yeeshay R/wasaare Ku-xigeenka Turkiga.

Farmaajo iyo TurkiyaMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Wadanka Turkiga Sayn Bekir Bozda, ayaa kulan saacado kooban socday ku yeeshay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya. Continue reading

Ra’iisul wasaare Kheyre oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku-xigeenka Turkiga.

Kheyre iyo Turkiya
Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku-xigeenka Turkiga.
Continue reading

R/wasaare ku-xigeenka Turkiga oo maanta guddiga gurmadka abaaraha ku wareejiyay deeq raashin ah


wafdi Turkiya.jpg12R/wasaare ku-xigeenka dalka Turkiga Vaysi Kaynak, ayaa deeq raashin ah ku wareejiyay Guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha.
Continue reading

Wafdi uu horkacayo Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Turkiga oo maanta soo gaaray dalka Soomaaliya.

wafdi TurkiyaWafdi uu horkacayo Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Turkiga Mudane Veysi Kaynak ayaa maanta barqadii ka soo degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Continue reading

Wasiirka cusub W. Maaliyadda Somalia oo shalay xilka kala wareegay wasiirkii hore maaliyadda.

Xilwareejin.jpg5Wasiirka cusub W. Maaliyadda ee Xukuumadda Somalia Cabdiraxman Ducaale Bayle, ayaa shalay xilka kala wareegay wasiirkii hore maaliyadda Maxamed Adan Ibraahim Ferkeeti. Continue reading

%d bloggers like this: