R/wasaare Kheyre oo maanta ka qeybgalay munaasabado ay xilka ku kala wareegayeen Wasiirada hore iyo kuwa Cusub.

Kheyre.jpg9Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda mudane Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, kaasoo xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaarada Mudane Maxamed Aadan Fargeeti. Continue reading

Ciidamada Kenya ee la dagaalama bucadda iyo Tuugada oo bartamaha xaafadda Islii ku toogteen laba qof….

Isli Nairobi.jpg1Ciidamada Kenya ee la dagaalama bucadda iyo Tuugada oo loo yaqaan Flying Squad ee qaabka dharcadka ku hawlgala ayaa bartamaha xaafadda Islii, gaar ahaan wadada u dhaxeysa Suuqa 1-aad ee Islii, suuqyada Amal iyo Taysir ayaa waxa ay ku toogteen laba qof. Continue reading

%d bloggers like this: