Golaha wasiirada Cusub oo maanta kulankoodii ugu horeeyay yeeshay.

Kheyre.jpg6Golaha golaha wasiirada oo maalintii shalay codka kalsoonida ka hellay baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah yeeshaan kulankoodii ugu horeeyay. Continue reading

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo kulan gaar ah la yeeshay boqorka Jordan.

Somalia iyo jordanMadaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka mid ahaa madaxdii ka qeyb-gashay shirka Jaamacada Carabta ugu soo idlaaday magaalada Camaan ayaa kulan gaar ah la yeeshay boqorka Jordan Amiir Cabdalla-ha Labaad. Continue reading

R/wasaare Kheyre oo xalay casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Casho sharafRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoona uga mahad noqay ansixinta Xukuumadda iyo Barnaamijkeeda. Continue reading

%d bloggers like this: