Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta codka kalsoonida ah siiyay Golaha Wasiirada cusub.

Formaajo Urdun.jpgBaarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabka ayaa codka kalsoonida ah siiyay Golaha Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo dhisay. Continue reading

Shirka Madaxeedkii 28aad ee Jaamacadda Carabta oo maanta ka furmaya caasimada dalka Jordan.

jaamacadda CarabtaShirka Madaxeedkii 28aad ee Jaamacadda Carabta ayaa maanta ka furmaya caasimada dalka Jordan ee Cammaan ,waxaana ka qeyb galaya madaxada wadamada ku jira ururka. Continue reading

R/wasaaraha Ingiriiska oo maanta si rasmi ah u saxeexday warqaddii UK ay uga baxi lahayd Midowga Yurub.

Ingiriiska.jpgRa’isal wasaaraha Ingiriiska, Theresa May, ayaa saxeexday warqaddii sida rasmiga ah UK ay ugaga baxaysay Midowga Yurub. Continue reading

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta codka kalsoonida ah siiyay Golaha Wasiirada cusub.

baarlamaanka-10aad-jpg2Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabka ayaa codka kalsoonida ah siiyay Golaha Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo dhisay. Continue reading

Duulimaadkii u horeeyay ee Muqdisho iyo Nairobi oo maanta si rasmi ah u billaabmay.

Duulimaadka Muqdisho - Nairobi.jpgDuulimaadkii u horeeyay oo si  toos ah uga baxa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee  Muqdisho ayaa lagu wadaa in uu si toos ah uga degto garoonka diyaaradaha Jomma Kenyatta ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Continue reading

%d bloggers like this: