Dowladda Finland oo uga deeqday 5 Waddan oo Afrikaan ah 25-million oo dollar ah.

W. FinlandWasiirka Arrimaha Dibedda ee Finland, Kai Mykkänen, ayaa sheegay in deeqdaasi loogu talagalay 5 Waddan oo Afrikaan ah, oo ay ka jiraan macluul ka dhalatay Abaaraha iyo Colaadaha.

Lacagaha ayaa waxaa loo kala siinayaa wadamada, sidan:

1-      South Sudan 7.6 million oo Pound.

2-      Somalia 5.5 million oo Pound.

3-       Uganda 2.2 million oo Pound.

4-       Ethiopia 755,000 oo Pound.

5-       Nigeria  2 million oo Pound.

Dowladda Finland, ayaa sheegtay in loobaahanyahay in wadamada kale, ay taageero ay ka geystaan caawinta dadka ay saameysay abaaraha.

Geeska Afrika waxaa soo wajahday macluushii ugu xumayd ee Taariikhda.

SomaliSwiss         Helsinki

SomaliSwiss hotmail.com

%d bloggers like this: