Advertisements

Dowladda Finland oo uga deeqday 5 Waddan oo Afrikaan ah 25-million oo dollar ah.

W. FinlandWasiirka Arrimaha Dibedda ee Finland, Kai Mykkänen, ayaa sheegay in deeqdaasi loogu talagalay 5 Waddan oo Afrikaan ah, oo ay ka jiraan macluul ka dhalatay Abaaraha iyo Colaadaha. Continue reading

Advertisements

Ra’iisal wasaare Kheyre oo kormeer ku tagay deegaanka Garas Baaleey ee duleedka Muqdisho.

Kheyre.htm1Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa kormeer ku tagay deegaanka Garas Baaleey ee duleedka Muqdisho, halkaasoo ay ku nool yihiin qaar ka mid ah dadkii ka soo barakacay gobollada dalka ee ay abaaruhu saameeyeen. Continue reading

%d bloggers like this: