Madaxweynayaasha Somalia iyo Dhiggiisa Kenya oo maanta Heshiis dhowr qodob ah ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Formaajo iyo Uhuuru.jpg7Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya, Maxamed Cabdullhi Farmaajo iyo Uhurro Kenya ayaa maanta kullan ku yeeshay magaalada Nairobi, iyagoo kullankooda kadib kala saxiixda heshiis dhowr qodob ka kooban. Continue reading

Kulan ka fool ka fool ah oo maanta Madaxweynayaasha Somaliya iyo Kenya ku dhexmaray magaalada Nairobi.

Formaajo iyo Uhuuru.jpg2Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa maanta ka furmaya shir ay yeelanayaan masuuliyiinta ugu sareysa Soomaaliya iyo Kenya sida horey loo sii shaaciyay. Continue reading

Ciidamada Dowladda iyo Xarakada Al-shabaab ay Xalay ku dagaallameen magaalada Baraawe ee G/Shabeellaha Hoose.

BaraaweWarar ka soo baxaya magaalada Baraawe ayaa sheegaya in Xalay uu magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose uu ka dhacay dagaal xooggan. Continue reading

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyey xarunta madaxtooyada dalka Kenya.

Formaajo iyo Uhuuru.jpg4Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay xarunta madaxtooyada dalka Kenya, halkaasoo uu kulan albaabada u xiran yihiin kula qaatay dhiggiisa Uhuru Kenyatta.HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE: Continue reading

%d bloggers like this: