Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo si aad ah loogu soo dhaweeyay magaalada Nairobi.

Formaajo KeniyaMadaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Continue reading

Madaxweyne Formaajo oo sheegay in uu kalsooni buuxda uu ku qabo xubnaha cusub ee gollaha wasiirada.

Formaajo.jpg11Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa ku amaanay ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre magacaabista gollaha wasiirada oo sida uu hadalka u dhigay mudo gaaban ku qaadatay in uu ku soo magacaabo marka laga eego waqtiga sharciga ah ee dastuurku u ogolaanayo. Continue reading

R/Wasaare Xasan Cali Kheyre, oo xalay soo booqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxii shalay dhacay…….

Kheyre.jpg7Ra’iisul Wasaaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay booqday, Isbitaalada la dhigay dadkii ku dhaawacmay Qaraxii shalay galab ka dhacay difaaca ay ciidamadda Ammaanka dowladda ay ku leeyihiin Xarunta Golaha Murtida Iyo Madadaalada National Theater magaaladda Muqdisho.
Continue reading

Wafdigii uu hogaaminayay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo maanta la soo tusay sida uu u shaqeeyo Garoonka Diyaaradaha Magaalada.

Waaxda SocdaalkaAgaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta la soo tusay sida uu u shaqeeyo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kigaali ee Caasimada Dalka Rwanda, waxaana mid mid loo tusay qalabka ay ku shaqeeyaan hay’adda Socdaalka Dalka Rwnada. Continue reading

%d bloggers like this: