Advertisements

WAR DEGDEG AH: Qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay, inta u dhaxeysa Guriga Hooyooyinka iyo Tiyaatarka Qaranka.

Qarax.jpg32War degdeg ah oo goor dhaweyd naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegayaa in Qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay, inta u-dhaxeysa Guriga Hooyooyinka iyo Tiyaatarka Qaranka, sidaas waxaa laga warewystay goob-joogayaal ku sugnaa goobta uu qaraxa ka dhacay.

Sida lagu soo warramay in qaraxaas uu geystay Khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.

Goobta qaraxa uu ka dhacay, ayaa waxaa lagu baaraa gawaarida u socda wadada Madaxtooyada. 

Qarax.jpg17Qarax.jpg33

SomaliSwiss           Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: