Posted on March 21, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay magacaabista xubnaha gollaha wasiirada kadib munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo dhaweeyay magacaabista xubnaha gollaha wasiirada.
Posted on March 21, 2017 by SomaliSwiss
War degdeg ah oo goor dhaweyd naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegayaa in Qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay, inta u-dhaxeysa Guriga Hooyooyinka iyo Tiyaatarka Qaranka, sidaas waxaa laga warewystay goob-joogayaal ku sugnaa goobta uu qaraxa ka dhacay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on WAR DEGDEG AH: Qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay, inta u dhaxeysa Guriga Hooyooyinka iyo Tiyaatarka Qaranka.
Posted on March 21, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo magacaabistii golaha wasiirada kaddib munaasabada khudbad ka jeediyay ayaa soo bandhigay sifaalaha iyo sharuudaha uu ku soo xushay gollaha wasiirada cusub. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya oo soo bandhigay sifaalaha iyo sharuudaha uu ku soo xushay golaha wasiirada cusub.
Posted on March 21, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa maanta Barqadii ku dhawaaqay xubnaha Golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo mudo dheer la sugaya, waxaana uu ra’iisal wasaaraha ku dhawaaqay 26 wasiir iyo hal ra’iisal wasaare ku-xigeen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on R/wasaare Xassan Cali Kheyre oo maanta Barqadii ku dhawaaqay xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.