Advertisements

Ciidamadda Ammaanka dowladda Soomaaliya oo gacanka ku soo dhigay dhalinyaro dhac u-geysanayay….

MuqdishoCiidamadda Ammaanka dowladda Soomaaliya, ayaa gacanka ku soo dhigay dhalinyaro dhac u-geysanayay dadka ku nool  degmadda Yaaqshid ee magaaladda Muqdisho.

 “Waxaan aragnay iyagoo dhac u-geysanaya dadka degmadda ku nool, waxaan dilnay mid ka mid ah kooxdii burcada aheyd, mid ka mid ahna waan dhaawacnay, halka qaar kalana aan gacanta ku dhignay” sidaasi waxa warbaahinta u sheegay Taliyaha Ciidamadda  amniga Degmadda Yaaqshiid.

Degmooyinka qaar ee Gobolka Banaadir, waxaa howlgallo joogta ah ka sameeya, ciidamadda Nabadsugida iyo Booliiska.

Magaaladda Muqdishu, waxaa maalmihii lasoo dhaafay, kusoo noq-noqday dilalka iyo bambooyinka lagu weeraro xaruumaha dowladda iyo guryaha dadka siyaasiyiinta ay deganyihiin.

SomaliSwiss      Muqdisho

SomaliSWiss@hotmail.com

Advertisements

Thanks for your comment on SomaliSwiss

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: