Advertisements

Ciidamadda Ammaanka dowladda Soomaaliya oo gacanka ku soo dhigay dhalinyaro dhac u-geysanayay….

MuqdishoCiidamadda Ammaanka dowladda Soomaaliya, ayaa gacanka ku soo dhigay dhalinyaro dhac u-geysanayay dadka ku nool  degmadda Yaaqshid ee magaaladda Muqdisho. Continue reading

Advertisements

Xeebaha dalka Yemen oo wali ku soo caarinaya meydadka dadkii ku daatay Badda Cas.

Meydad Badda.jpg1

Waxaa wali Xeebaha dalka Yemen kusoo caarinaya meydadka dadkii badda ku daatay kadib markii Jicmihii doon ay sarnaayeen lagu weeraray marinka Baab Al-mandab ee Badda Cas. Continue reading

Xulufada uu hogaaminaayo Sacuudiga oo Qaramada Midoobey ka dalbaday in baaro dhacdadii xeebaha dalka Yemen.

Yemen.jpg1Xulufada uu hogaamiyo Sacuudiga ayaa Qaramada Midoobey ka dalbaday in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo dhacdadii lagu dilay dadka Soomaaliyeed ee marayay xeebaha dalka Yemen. Continue reading

%d bloggers like this: