Advertisements

Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta meel mariyey qaraar ku aadan gurmadka abaaraha dalka.

baarlamaanka-jpg12Xildhibaannada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey qaraar ku aadan gurmadka abaaraha dalka, kaasi oo mudooyinkan ay ka doodayeen xildhibaannada. Continue reading

Advertisements

Wafdi uu hogaaminaayo Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika oo maanta Booqasho ku yimid Somalia, lana kulmay Madaxweyne Formaajo.

formajo iyo fiki 

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat oo maanta soo gaaray caasimadda dalka ee Muqdisho. Continue reading

Dowladda Dalka Malaysia oo ciidamo u diraysa Soomaaliya.

Somalia iyo malesiaDowladda dalka Malaysia ayaa ciidamo u diraysa Soomaaliya, kuwaasoo ka qayb-qaadanaya howlgalka bani’aadamnimo ee ka socda Soomaaliya kaddib abaar daba-dheeratay oo dalka ka taagan tan iyo sanadkii 2014. Continue reading

Dowladda Kanada oo Dhaqaale wax looga qabanayo Abaaraha ugu deeqday dalka Somalia iyo dalal kale.

Dowladda kanadaDowladda Kanada, ayaa Dhaqaale wax looga qabanayo Abaaraha ugu deeqday dalalka Somalia, South Sudan, Nigeria iyo Yemen. Continue reading

%d bloggers like this: